SOMALIA
ENGLISH
Jubbaland cities & village
Objectives
Projects management
Donations
Economics
Politics
Problems

SOOMAALI
Magaalooyinka Jubbaland
Hadafka
Maamulka Mashaariicda
Deeqbixiyayaasha
Shaqada sanadahan
 


Hadafka

Hadafkeenu waa horumarinta iyo daryeelka guud ee gobolada jubbooyinka.
Wuxuuna ku saleysan yahay:  

• Caafimaadka.

•  Waxbarashada.

•  nadiifinta iyo horumarinta biyaha,. I.W.M.

•  dhowrida degaanka iyo xoolaha, (dhirta iyo taaqa).

•  Dayactirka iskuulada iyo isbitaalada.

•  daryeelka guud dhalaanka iyo hooyada.

•  Cidaacadaha sida ( Joornaalka, Radiyaha iyo TV).

•  Caawinaada beeraleyda.

•  Wacyigelinta ummadda.

•  Caawinaada guud ee dadweynaha.

Waxaa kaloo hadafkeena ku jira, dib u dejinta iyo maal gelinta ummadihii ka qaxey gobolada jubooyinka intii dagaaladii sokeeye socdeen qaarkooduna kana maqan yihiin ilaa waqtigan la joogo, sidii loogu heli lahaa, inta aan kor ku soo sheegney. I.W.M

 

 
 
©JUBBALAND.ORG   ®All rights reserved.    Contact us at:   info@jubbaland.org         Site designed by Ramaas Software