|
|||||||||||||||||||||||
|
Jubbaland waa urur samafal ah oo caawinaya ummadda soomaaliyeed ee ku nool, GOBOLADA JUBBOOYINKA iyo nawaaxigooda. Ururku ma aha urur siyaasadeed iyo urur xukun doon ah midna. Ururku wuxuu u shaqeynayaa, waxna u doonayaa ummadda soomaaliyeed ee deggan gobolada jubbooyinka. Ummaddaas oo dagaalladii sokeeye waxyeeleyeen mudaddii dowladdii dhexe la waayey. Ururku wuxuu mar walba xaq dhowrayaa, oo ilaalinayaa jiritaanka ummadaas deggan goboladaas iyo nawaaxigooda.
Ururku wuxuu balanqaadayaa haddii alle yiraahdo in, wax alaalle iyo wixii samafal ah uu gaarsiini doono, oo ay ugu deeqaan ummadda soomaaliyeed ee walaalahooda ah iyo kuwo kale, Sida ururada samafalada bixiya, shacab wax ugu deeqa, dowladaha, I.W.M. |
||||||||||||||||||||||
| ©JUBBALAND.ORG ®All rights reserved. Contact us at: info@jubbaland.org Site designed by Ramaas Software | |||||||||||||||||||||||